Facebook oo shaacisay War ka nixiyey malaayiin ka mid ah Macaamiisheeda

Shirkadda Facebook ayaa shaacisay dad ku dhow 50 milyan qof oo adeegsada barta ugu weyn xiriirka bulshada ee Facebook xogtooda la jabsaday, kadib cillado farsamo oo shabakadda ku timid. Shirkaddu waxay sheegtay in dadka xogtaa jabsaday ee weerarka ku qaaday Facebook ay ka faa’iidaysteen iyadoo aysan awood badan lahayn aalladda ilaalada ee loo yaqaan”View As” … Continue reading Facebook oo shaacisay War ka nixiyey malaayiin ka mid ah Macaamiisheeda